Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kusoo laabtay iyo Madaxtooyada oo …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa dalka Uganda waxa uu kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni, waxa ayna … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kusoo laabtay iyo Madaxtooyada oo …